3 entries

Articles Published on March 10, 2018

Deg-Deg qarax miino oo goordhaw ka dhacay duleedka Muqdisho.

Deegaanka weeydoow ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa waxaa goordhaw ka dhacay qarax miino oo lala beegsaday Gaari nuuca Cabdi bile loo yaqaano oo ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan dowladda.

Ra’iisalwasaare ku Xigeenka Soomaaliya oo booqasho ku tagay dalka Hindiya

Ra’iisalwasaare Xigeenka Soomaaliya Muddane Mahdi Mohamed Guuleed iyo Wafdi uu hogaaminayo  iyo xubno ka tirsan golayaasha Baarlamaanka iyo  Wasiiradda ayaa gaaray magaaladda New Delhi ee dalka Hindiya.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS