Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararka aan idiin heyno waxaa kamid ah:Waraka  ka imaanaya magaalada Dhuuso-mareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegay in dib xuriyadiisa u helay Maxamuud Cusmaan Beereey oo ah Agaasimaha Warfaafinta madaxtooyada maamulka Galmudug iyo  Barnaamijka Nasiinadda Axada Radiyo Sagal.

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS