3 entries

Articles Published on February 8, 2018

Adeeg Caafimaad bilaash ah oo lagu maamuusayo sanad-guuradii 1aad ee doorashada Farmaajo (Sawirro)

Iyadoo maanta ay ku beegan tahay sanad guuradii koowaad ee ka soo wareegatay doorashadii Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka socday barnaamijyo sama fal ah oo adeeg caafimaad lacag la’aan loogu sameynayo dadka danyarta ah. 

Daawo: Warbixin ku saabsan Waxqabadkii iyo fashilkii Muddada sanadka aheyd ee Madaxweyne Farmaajo

Sanad ayaa ka soo wareegatay doorashadii Madaxweyne Farmaajo 8 February sanadkii 2017, waxaana Madaxweynaha u buuxsamay Hal sano ah. 

Turkiga oo mudo kordhin u sameeyay ciidamadooda jooga Soomaaliya

 Baarlamaanka dalka Turkiga oo kulan ku yeeshay Arbacadii shaley magaalada Ankara ayaa muddo Hal sano ah ugu kordhiyay Ciidamada ka howlgala dalalka Soomaaliya, Yemen iyo Gacanka Cadmeed.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS