3 entries

Articles Published on January 28, 2018

Sanadkii koowaad ee kacaanka 8 February ee doorashadii Madaxweyne Farmaajo

Dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo waxey 11 cisho kadib u dabaal daggi doontaa jiritaankeedda muddo sanad ah, boorar ka turjumaaya 8 febraayo oo ay wehliyaan sawirka madaxweynaha iyo ereyo amaan ah ayaa lagu tixay jidadka Muqdisho.

Doorashada Kursiga Xildhibaannimo Beesha Cali Madaxweyne oo ka socota Jowhar

Waxaa goor dhow Hool ku yaalla magaalada Jowhar ka bilowday Doorashada Kursiga Xildhibaannimo ee Beesha Cali madaxweyne, kaasoo ay ku tartamayaan illaa Lix Musharax oo uu ka mid yahay C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo kursigan horay u waayay, markii uu qabtay xilka Taliyaha NISA.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS