3 entries

Articles Published on January 23, 2018

Kenya oo baarayso Xarumo caafimaad oo looga shakiyay inay Daaweeyeen Shabaab ku dhaawacma Dagaalada.

Ciidamad wadanka kenya gaar ahaan kuwa ka howl galo gobolka waqooyi bari ee dalka kenya ayaa sheegay in ey jiraan xarumo caafimaad oo ku yaalla gobolkaasi kuwaa oo daweeya xubnaha xarkada Alshabaab oo ku dhawaacma weerarada Garabka Alshabaab ee kenya ey ku qaadaan gobolka waqooyi bari ee dalkaasi.

Duqeymaha Diyaaradaha Mareykanka ay ka Fuliyaan Soomaaliya oo la sheegay in saameen ay ku yeeshaan Dadka soomaaliyeed.

Tobanaan shacab ah ayaa ku dhintay kuwo kalena waa ay ku dhawacmeen Soomaaliya, kadib  markii Mareeykanku uu kordhiyay Weeradda ka dhanka ah Al-shabaab, baaris uu sameeeyay Wargeeyska the guardian ee kasoo baxa ingiriiska ayaa Muujineeysa cabsi soo kordheeysa oo ku aadan in tilaabadda ay qaaday xukuumadda Washington ay sabab u noqoto taageeradda Al-shabaab oo kororta.

Qarax khasaare dhimasho sababay oo ka dhacay dulleedka Muqdisho

Ugu yaraa shan Askari oo uu ka mid ahaa sarkaal  ka tirsanaa ciidamada dowladda ayaa ku dhintay qaraxa ka dhacay dulleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan deegaanka KM 13.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS