Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ayaa goor dhow la wareegay ammaanka xarunta Gobolka Banaadir ee dowladda Hoose, iyadoo la kala eryay Ciidamadii booliska ee ku sugnaa xarunta iyo Barnaamijka Nasiinadda Axada ee Sagal Radio

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS