4 entries

Articles Published on January 7, 2018

Galmudug oo Sheegtay inay jidgooyooyin ka qaadeen wadada u dhexeysa Cadaado iyo gelinsoor.

Wasaarada Amniga Maamulka Galmudug ayaa sheegtay in ay ku guuleysatay qaadista jid gooyooyin yaalay degmooyinka Cadaado iyo Galinsoor oo kawada tirsan Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.

Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibada oo Muqdisho soo gaaray

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho. 

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Wasiirada cusub ee Arrimaha Dibadda, Arrimaha Gudaha iyo Ganacsiga oo la dhaariyay (Sawirro)

Wasiirada cusub ee Arrimaha Dibadda, Arrimaha Gudaha, Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa maanta lagu dhaariyay kulanka Guddiyada joogtada ee Golaha shacabka oo ka dhacay xarunta Villa Hargeysa. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS