Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Wararka aan idiin heyno waxaa kamid ah:Dowlada Mareykanka ooliiska Argagixisada ku dartay Hpgaamiyaha Labaad ee Shabaab Ciidamada ammaanka ayaa dad u xirey qarax miino oo lagu diley mid ka mid ah ciidamada dowlada Jabuti ee ka tirsan AMISOM ee ka howlgala degmada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan iyo Warar kale iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Sagal.


Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS