Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Wararka aan idiin heyno waxaa kamid ah:Wararka Naga Soo gaaraya Degaanka Abal oo 18 Km u jirta Degmada Xudur ee gobalka bakool ayaa sheegaya in saakay ay degan tahay xaalada degaankaasi,kadib markii ay wada dagaalameen Ciidamada Maamul koofur galbeed,oo garab ka helaya maleeshiyaad taabacsan Sheekh Muqtaar Roobow abuu mansuur iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Sagal Radio iyo Warar kale

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS