3 entries

Articles Published on December 14, 2017

Wararkii ugu dambeeyay Qaraxii Dugsiga Booliska iyo Al-Shabaab oo sheegtay in 27 askar ku dishay

Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay qarax saaka ka dhacay Barxada Dugsiga Tababarka Booliska Jeneraal Kaahiye ee degmada Xamar Jajab.

Axmed Madoobe iyo Mukhtaar Roobow oo ku kulmay Kismaayo

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo shalay galab gaaray magaalada Kismaayo

Xildhibaan Shaacir “Waxaa ka laabtay Mooshin aan saxiixay 3 maalin ka hor

Iyadoo maalmihii u dambeeyay uu isa soo tarayay hadal heynta ku aadan inuu jiro olole mooshin oo laga wado Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, kaasoo saxiixiisa ka socday magaalada Muqdisho ayaa Xildhibaankii u horeeyay sheegay inuu ka laabtay saxiixa mooshinkaas
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS