Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararka aan idiin heyno waxaa kamid ah:Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in ay Jiraan maleeshiyaad Shabaab ah oo isku soo dhiibay Dhanka Dowlada Soomaaliya iyo Shabaab oo soo bandhigay Askar ay shegeen in ay Jubaland ka mid ahaayeen iyo warar kale iyo BarnaamijkaNasiinadda Axada ee Sagal Radio

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS