Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Wararka aan idiin heyno waxaa kamid ah:Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay duqeyn todobaadkii hore Mareykanka ka fuliyay dhulka buuraleyda ee Gobolka Bari, kaasoo lagu dilay sarkaal ka tirsan Kooxda Daacish iyo Warar kale iyoBarnaamijka

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS