Akhriso: Liiska Golaha Wasiirada Dowlad goboleedka Hirshabelle oo lagu dhawaaqay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhow ku dhawaaqay gole wasiir oo ka kooban 57 xubnood.

Akhriso: Liiska Golaha Wasiirada Dowlad goboleedka Hirshabelle oo lagu dhawaaqay

Golaha wasiirada ayaa waxa ay isugu jiraan qaar hore uga tirsanaa dowladii Cali Cabdulaahi Cosoble iyo kuwo cusub.

Xubnaha Golaha Wasiirada ayaa waxa ay ka kooban yhiin 20 wasiir 20 wasiir ku xigeen iyo 17 Wasiiru dowle.

Halkan ka akhriso Liiska Golaha Wasiirada

Section  Somali
Category   Local News
Tags  hir shabelle

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS