3 entries

Articles Published on November 29, 2017

Akhriso: Liiska Golaha Wasiirada Dowlad goboleedka Hirshabelle oo lagu dhawaaqay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhow ku dhawaaqay gole wasiir oo ka kooban 57 xubnood.

Sarkaal ka tirsan Daacish-ta Soomaaliya oo lagu dilay duqeyn cirka ah

Sarkaal ka tirsan Ururka Daacish ee Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay duqeyn Isniintii la soo dhaafay ka dhacday meel 70KM dhanka bari kaga beegan magaalada Boosaaso.

Waqooyiga Kuuriya oo mar kale tijaabisay gantaal gaari kara Mareykanka

Waqooyiga Kuuriya ayaa sheegtay inay ku guuleystay tijaabinta gantaal ballistic ah, kaasoo gaari kara meelo kala duwan oo Mareykanka ka tirsan, iyadoo Xukuumadda Pyongtang ay sii wado barnaamijkeeda horumarinta gantaalada.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS