3 entries

Articles Published on November 28, 2017

Dowladaha Soomaaliya iyo Qadar oo gaaray heshiis ku kacaya labo boqol oo malyan oo dollar

Dowladaha Soomaaliya iyo Qadar ayaa ku kala saxiixday goor dhow magaalada Muqdisho heshiis horumarineed oo ku kacaya labo boqol oo malya oo dollar iyadoo saxiixa heshiiskana uu goobjoog ka ahaa ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre. 

Booliska Australia oo xabsiga dhigey muwaadin Somali-Australian ah

Booliska wadanka Australia ayaa xabsiga dhigay nin dhalinyaro ah oo  asalkiisu yahay  Soomaali kaasoo lagu eedeeyay in uu qorsheynayay weeraro ka dhan ah dadka Australianka ah xilliga Ciidda Masiixiga.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad oo la kulmay Madaxweynaha Seychelles

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa la kulmay Madaxweynaha Seychelles Danny Faure, iyagoo ka wada hadlay xiriirka labada dal u dhaxeeya.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS