Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararka aan idiin heyno waxaa ka id ah:Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha Dhexe gaar ahaan Tuulooyin Hoos yimaada Degaanka Cali-fooldheere ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in Saakay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ay ka wadaan Baaritaano lagu xaqiijinayo Ammaanka Tuulooyinkaasi oo Al-shabaab ay u galaan Ciidamada Dowladda iyo warar kale iyo barnaamijka.

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS