Wasiir Maryan Qaasim Axmed Oo Is Casishay

Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Maryan Qaasim Axmed ayaa goor dhow waxay iska casishay xilkaasi.

Wasiir Maryan Qaasim Axmed Oo Is Casishay

Dr Maryam Qaasim Axmed oo iska casishay xilkii wasiirka gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka qaranka Soomaaliya

Wasiir Maryan ayaa Goobjoog News u xaqiijisay iney xilkaasi iska casishay, waxaana ay sheegtay in daqiiqado kadib ay saxaafadda u faah faahin doonto sababaha ay xilkaasi uga tagtay.

Drs. Maryan Qaasim ayaa mudadii ay xilkaan haysay waxbadan soo qabatay.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Xigasho:Goobjoogtv

Section  Somali
Category   Local News
Tag  muqdisho

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS