Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Ku dhowaad 100 dagaalyahan ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay weeraro is-daba joog ah oo todobaadkan ka dhacay Soomaaliya, sida ay sheegeen Saraakiil Soomaali iyo Mareykan ah. iyo barnaamijka Sagal Radio

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS