3 entries

Articles Published on November 12, 2017

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo dib ugu laabtay magaalada Jowhar

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa gelinkii dambe ee maanta dib ugu laabtay magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle.

Gantaalo lagu riday deegaanka Mareerey ee gobolka Sh/dhexe

Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee droneska ayaa duqeyn u geystey deegaanka Mareerey oo qiyaastii 6km u jira deegaanka Basra oo ka tirsan degmada Balcad.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS