3 entries

Articles Published on November 10, 2017

Al-Shabaab oo dib u qabsaday deegaanka Basra ee gobalka Shabeelaha dhexe.

Dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidanka Xoogga Soomaaliya iyo Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa galabta ka dhacay deegaano ka tirsan degmooyinka Afgooye iyo Balcad ee gobalada Shabeelooyinka.

Uganda oo ciidamo ka madaxbanaan howlgalka midowga Africa AMISOM u soo direysa Soomaaliya

Dowladda Uganda ayaa Khamiistii sheegay in ay diyaar u yihiin in ay Soomaaliya u soo dirto ciidamo gaaraya 5, 000 oo Askari, kuwaaa oo ka madaxbanaan howlgalka Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay si ay qeyb uga qaataan dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.

Xisbiga WADANI oo dhoolatuskiisii ugu dambeeyey ku soo bandhigay Somaliland

ololihii xisbiyadda ee saddexda toddobaad socday ayaa maanta soo gabogabowday, waxaana soo afjaray xisbiga mucaaradka ah ee WADANI oo isagu nasiib u helay inuu noqdo xisbiga ugu dambeeya ololaha asxaabta.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS