Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararka aan idiin heyno waxaa ak mid ah:Ciidamada ammaanka ee sida gaarka ah u tababaran ayaa saaka waabarigii soo afjaray howl galkii ka socday Hotelka Naasahablood 2, halkaasoo shalay gelinkii dambe ay gudaha u galeen dabley hubeysna oo ka tirsan Al-Shabaab iyo Barnaamijka Nasiinadda Axada Sagal  Radio

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS