7 entries

Articles Published on October 28, 2017

Shirka u dhaxeeya Madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada oo goordhow Muqdisho ka furmaya

Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa maanta oo Sabti ah ka furmaya magaalada Muqdisho, iyadoo shirkan diiradda lagu saari doono khilaafka u dhaxeeya dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada.

Madaxweynaha Galmugud Xaaf oo si weyn loogu soo dhoweeyay Muqdisho(Sawiro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaa goordhow ka soo degey garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde iyadoo si weyn loogu soo dhoweeyay.

Al-Shabaab oo weerar madaafiic ku qaaday saldhig ciidan ku yaal duleedka Kismaayo

Al-Shabaab ayaa weerar madaafiic ku qaaday saldhig ciidamada Jubbaland ku leeyihiin deegaanka Buulo Gaduud oo qiyaastoo 30KM dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta Jubadda Hoose.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Wararkii ugu dambeeyay Qarax lagu weeraray Hotelka Naasahablood 2 iyo rasaas la maqlayo

Qarax ismiidaamin ah ayaa galabta lagu qaaday Hotelka Naasahablood 2 ee magaalada Muqdisho, iyadoo qarax labaad uu ka dhacay nawaaxiga Hotelka, daqiiqado kaddib qaraxa hore oo ahaa mid aa du xoogganaa oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

Wasiirkii Arrimaha Gudaha Koofur Galbeed oo ku dhintay weerarkii Hotel Naasahablood 2

Wasiirkii Arrimaha Gudaha Maamulka Koofur Galbeed Madoobe Nuunow Maxamed ayaa la xaqiijiyay inuu ku geeriyooday weerarkii galabta lagu qaaday Hotelka Naasahablood 2 ee magaalada Muqdisho.

Genet Woldtsadik from Clarkston Community Youth Development Initiative interviews Sumaya Karimi , Georgia Council on Developmental Disabilities , Organizing Director, Real Communities Initiative about the hardest parts of coming to America

 Genet Woldtsadik from Clarkston Community Youth Development Initiative interviews Sumaya Karimi , Georgia Council on Developmental Disabilities , Organizing Director, Real Communities Initiative about the hardest parts of coming to America: the unknown. Unknown language, unknown people and unknown culture—but we will hear how they both overcame their struggles by making connections through empowerment and education.
audio
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS