4 entries

Articles Published on October 21, 2017

Waddada Zoobe oo dib loo furay iyo gadiidka dadweynaha oo maanta isticmaalaya

Waxaa dib loo furay loona fasaxay in ay isticmalaan dadka iyo gadiidka waddada Zoobe oo 14kii bishan uu ka dhacay qarax galaaftay nolasha dad ku dhaw 400 oo ruux oo Soomaali ah.

Kulankii Baarlamaanka ee Madaxweyne Farmaajo khudbad ka jeedin lahaa oo baaqday

Kulan aan caadi aheyn oo maanta oo Sabti ah ay yeelan lahaayeen  Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka ayaa baaqday, iyadoo kulankaas qorshihiisa ahaa in Madaxweyne Farmaajo uu khudbad ka jeediyo.

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo War murtiyeed kulul soo saaray (Akhriso)

War murtiyeed ayaa ka soo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo ay ku mideysan shanta Madaxweyne dowlad goboleed, waxaana looga hadlay xaalada guud ee dalka iyo qodobo kale.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS