5 entries

Articles Published on September 27, 2017

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo War saxaafadeed ka soo saartay Xaalada Galmudug (Akhriso)

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay xaalada siyaasadeed iyo amni ee ka jirta magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee Galmudug.

Madaxweyne Waare “Hirshabeelle qeyb kama aheyn war murtiyeedka Maamul goboleedyada”

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa iska fogeeyay inuu ku lug lahaa war murtiyeed wadajir ahaa oo ay Madaxweynayaasha shanta maamul goboleed ka soo saareen xaalada siyaasadeed ee dalka.

Xildhibaanada baarlamaanka Uganda oo maalintii labaad gacmaha iskula tagay

Xildhibaanada Baarlamaanka Uganda ayaa maalintii labaad gacmaha iskula tegey iyadoo uu sii xoogeystey khilaafka ku saabsan in wax laga bedelo sharciga xadeynaya da’ada musharaxa Madaxweynaha si uu mar kale uu isugu soo sharaxo Madaxweyne Museveni.

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Boqor salmaan Bin Cabdulcasiis (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magaalada Jeddah kula kulmay Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin Cabdulcasiis, iyadoo wafdiga Madaxweynaha qado sharaf loogu sameeyay Qasriga uu Boqorka degan yahay.

Xildhibaanno ka tirsan Labad Aqal ee dowladda oo kulan la qaatay madaxweyne Xaaf

Mudanayaal ka tirsan Labada Aqal ee dowladda oo gaaray magaalada Cadaado ayaa kulan la leh madaxweynaha Galmudug la sheegay in kalsoonida lagala noqday Axmed Ducaalle Geelle Xaaf.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS