Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

 Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Diyaarad rakaab ah ayaa markii u horeysay muddo 27 sanno ah caawa ka degtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, tan iyo markii dowladda Soomaaliya ay dhowaan ku dhawaaqday in garoonka diyaaradaha uu shaqeynayo habeenkii iyo Barnaamijka Axada ee Sagal Radio. .

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS