3 entries

Articles Published on September 11, 2017

Qarax xooggan oo goor dhow ka dhacay Wadada Maka Al-Mukarama

Qarax xooggan ayaa goor dhow ka dhacay Wadada maka Al-Mukarama, kaasoo laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.

Maxamed Amiin “Xukuumadda cadaadis iyo is hor-taag ayay ku sameysay howshii Aqalka Sare”

Senator Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan oo ka mid ah Mudanayaasha Aqalka sare ayaa ku dhaliilay Xukuumadda Soomaaliya inay cadaadis iyo is hor-taag ku sameysay Aqalka Sare, si loo baajiyo kulankii Aqalka Sare ay kaga doodi lahaayeen arrinta C/kariin Qalbi Dhagax.

Qarax Miino oo lala eegtay ciidamo Milatari oo marayay duleedka Balcad

Wararka ka imanaya magaalada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in gaari ay saarnaayeen ciidamo ay miino kula kacday inta u dhexeysa degmada Balcad iyo deegaanka Gololey.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS