3 entries

Articles Published on September 10, 2017

Wiil uu adeer u yahay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo lagu dilay dalka Ciraaq

Wasaarada Gaashaandhigga  dowlada Maraykanka ayaa xaqiijisay in wiil uu adeer u ahaa ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya kana mid ahaa ururka IS lagu diley labo sano kahor dalka Ciraaq.

Guddoomiyaha Aqalka sare oo sheegay in go’aan ka soo saarayaan arrinta C/kariin Qalbi Dhagax

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalinta berri ka doodi doona arrinta ku saabsan C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax), kaasoo 6-dii bishan Xukuumadda ka soo saartay go’aan, kaddib markii bishii hore loo gacan geliyay dowladda Itoobiya. 

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS