Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Warar dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo baxayaan dagaalkii xoogganaa ee saakay Al-Shabaab ay ku qaadeen Saldhig Ciidamada Jubbaland iyo kuwa Xoogga dalka Soomaaliya ay ku sugnaayeen ee deegaanka Buulo gaduud duleedka Magaalada Kismaayo iyo Barnaamijka Nassiinadda Axada Sagal Radio

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS