59 entries

Articles Published in September, 2017

Uhuru Kenyatta oo sheegay inuu ixtiraamayo go’aanka Maxkamadda sare ee Kenya

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo dib doorashadiisii bishii August waxba kama jiraan laga soo qaaday ayaa ka hadlay go’aanka Maxkamadda sare, isagoo sheegay inuu ixtiraamayo.

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay deegaanka Af-Urur ee Gobolka Bari

 Wararka ka imaanaya deegaanka Af Urur ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in qarax sababay dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay maanta duhurkii.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland iyo Galmudug oo ku kulmaya Gaalkacyo

 Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa ku kulmaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, si ay u xoojiyaan heshiiska labada dhinaca horay u gaareen.

Faah Faahin: dagaalkii Buulo Gaduud iyo Al-Shabaab oo sheegtay in askar fara badan ku dileen

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo saaka ka dhacay deegaanka Buulo Gaduud oo 30Km dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubadda Hoose.

Dowlada Maraykanka oo cambaareysay Dowlada Kuuriyada Waqooyi

Dowladda Mareykanka ayaa codkeeda ku dartay cambaareynta loo soo jeedinayo Kuuriyada Waqooyi taas oo tijaabisay wax ay ku sheegtay hub nukliyeer ah oo si fiican loo horumariyay.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay inuu la dagaalamayo kooxaha dhaca ka geysta magaalada

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray digniin ka dhan ah kooxaha burcada ah ee dhaca ka geysta magaalada, waxaana Maamulka ku hanjabay inuu ula dagaalamayo sida Al-Shabaab oo kale.

Hey’adda ICAO oo qeyb ka mid ah Hawada Soomaaliya ku wareejineysa India iyo Seychelles

Hey’adda ICAO oo maamusha Hawada Soomaaliya ayaa qorsheyneysa inay xirto Hawada Soomaaliya, iyadoo isku dayaysa inay hor-istaagto qorshaha dowladda Soomaaliya kula wareegeyso maamulka Hawada.

C/kariin Xuseen Guuleed oo ka jawaabay hadalkii Madaxweynaha DDSI (Akhriso)

 Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa jawaab deg deg ah ka bixiyay hadal ka soo yeeray Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar, kaasoo quseeyay kiiska C/kariin Qalbi Dhagax iyo heshiis horay dowladdii hore ula saxiixatay.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS