Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Waxaa goor dhow garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyaaradii siday Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur, taasoo ka soo qaaday degmada Xudur, halkaasoo uu saaka iska dhiibay iyo Barnaamijka Nasiinadda axada ee ssagal radio

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS