4 entries

Articles Published on August 13, 2017

Guddi loo magacaabay Khilaafka Golaha wakiilada Maamulka Somaliland

Xildhibaanada Golaha wakiilada ee Maamulka Somaliland oo qaar ka mid ahi maanta warbaahinta kula hadleen Magaalada Hargeysa waxay sheegeen in guddi ka kooban toban xildhibaan oo golahaasi ka tirsan loo saaray khilaafkii ka jiray golaha wakiilada.

Madexwayne Farmaajo “DFS waxaa ka go’an in ay joogteyso dadaallada lagu ciribtirayo cudurrada dilaaga ah oo ay dabeyshu kamid tahay”Sawiro”

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in cudurka dabaysha laga cirib tiray guud ahaan dalka muddadii sadexdii sano ahayd ee lasoo dhaafay.

DEG DEG: Diyaaradii siday Mukhtaar Roobow oo goor dhow ka soo degtay Garoonka Muqdisho

Waxaa goor dhow garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyaaradii siday Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur, taasoo ka soo qaaday degmada Xudur, halkaasoo uu saaka iska dhiibay.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS