6 entries

Articles Published on August 5, 2017

Muxuu noqon doonaa Go’aanka Baarlamaanka ay ka qaadanayaan Wasiir Xoosh ?

Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta soo afjari doono go’aan ka gaarista dooda la xiriirta xil heynta Wasiir Xoosh, kaddib markii todobaadkii hore uu ka baaqsaday u yeeristii Baarlamaanka ee ka dambeysay xiisadii ka dhalatay ka hor imaanshihii qaraarkii Baarlamaanka uga soo hor-jeestay go’aankii Maxkamadda sare.

Faah faahin ka soo baxaya dilkii Guddoomiyaha Galgaduud iyo Al-Shabaab oo sheegatay

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dilkii xalay loo geystay Guddoomiyihii gobolkii Galgaduud Maxamed Cali Cilmi iyo walaalkiis, oo lagu dilay xaafada Carafaat ee degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.

Tartanka Ciyaaraha Degmooyinka Gobolka Banaadir oo shalay si rasmi u furmay

Tartanka Ciyaaraha degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa shalay si rasmi ah waxaa uu uga furmay garoonka kubadda cagta ee Stadium Conis ee degmada C/casiis.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

AMISOM oo is hor-taagtay in garoonka diyaaradaha Aadan Cadde uu shaqeeyo habeenkii

AMISOM ayaa is hor-taagay in garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho uu habeenkii shaqeeyo, kaddib markii maalmo ka hor ay dowladdu ku dhawaaqday in garoonka uu wixii hada ka dmabeeya uu shaqeynayo habeenkii.

Doing Business in Clarkston & DeKalb County

“Doing Business in Clarkston & DeKalb County” was the topic of discussionamong guests, (Seated, L-R) Rapid Tax Accounting & Income Tax Services Owner,Leake Malde, Holt Darns, Part-Owner and Manager of Exit 40 Café, Ray Gilley,President of Decide DeKalb, Anna Henderson, Owner of HA Office 515, Inc. andPast President of Georgia Black Chamber of Commerce, (Standing, L-R) ClarkstonSpeaks host, Shawanna Qawiy, Barak Gibson a Georgia Greater Black Chamber ofCommerce Board Member and Keith Barker, City Manager for the City of Clarkston.  
audio
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS