87 entries

Articles Published in August, 2017

Madaxweynaha oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirada labo dal oo Midowga Yurub ka tirsan(Sawiro)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta si kala gaar gaar u qaabilay Safiirada labo dal oo ka tirsan Midowga Yurub, kuwaasoo uu ka guddoomay waraaqaha aqoonsiga ee Danjirnimo.

Qarax loo adeegsaday Gaari oo galabta ka dhacay Kismaayo

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ka dhacay goob lagu qaxweeyo.

Maxkamad la soo taagay boqolaal ruux oo loo haysto afgambigii dhicisoobay ee dalka Turkiga

Ugu yaraan shan boqol oo ruux oo loo  haysto afgambigii sanadkii  hore dhicisoobay ee ka dhacay dalka  Turkiga ayaa la soo taagay maanta maxkamad ku taal duleedka magaalada Ankara.

Emory School of Medicine Harvey Health Podcast Episode #5: Nutrition and Exercise

Today on the Harvey Heath Podcast, Emory medical students Kaitlin Shinn and Wint Thu Saung discuss exercise and nutrition with physician Dr. Gulshan Harjee. We'll talk about practical ideas on how to improve both diet and exercise. In addition, we’ll discuss common challenges immigrants face while trying to implement healthy eating and exercise into their day-to-day lives. The Harvey Health podcast is a collaborative health education project between Sagal Radio, the Clarkston Community Health Center, and the Harvey Society at Emory University School of Medicine. 
Emory School of Medicine Harvey Health Podcast Episode #5: Nutrition and Exercise

Maxaabiis Soomaali ah oo ku xiran dalka Hindiya oo maxkamad la soo taagay

Qaar ka mid ah maxaabiis Soomaali ah oo ku xiran xabsiyada dalka Hindiya ayaa maanta maxkamad la soo taagay maalin kadib markii dowladaha  Soomaaliya iyo Hindiya ay heshiis ka gaareen mustaqbalka maxaabiista.

Guddoomiyaha baarlamaanka Somaliland Cabdiraxmaan Cirro oo is casilay

Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka la magac baxay Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi( Ciro) ayaa iska casilay Xilkii Guddoomiyenimo ee uu hayay isagoo doonaya in uu tartamo xilka Madaxtinimada Somaliland.

Madaxweyne Farmaajo oo u magacaabay Tarsan La taliye arrimaha Siyaasada

Madaxweyne Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa u magacaabay la taliye sare ee dhinaca ammaanka ah guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarzan.

Muxuu noqon doonaa Go’aanka Baarlamaanka ay ka qaadanayaan Wasiir Xoosh ?

Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta soo afjari doono go’aan ka gaarista dooda la xiriirta xil heynta Wasiir Xoosh, kaddib markii todobaadkii hore uu ka baaqsaday u yeeristii Baarlamaanka ee ka dambeysay xiisadii ka dhalatay ka hor imaanshihii qaraarkii Baarlamaanka uga soo hor-jeestay go’aankii Maxkamadda sare.

Faah faahin ka soo baxaya dilkii Guddoomiyaha Galgaduud iyo Al-Shabaab oo sheegatay

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dilkii xalay loo geystay Guddoomiyihii gobolkii Galgaduud Maxamed Cali Cilmi iyo walaalkiis, oo lagu dilay xaafada Carafaat ee degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.

Tartanka Ciyaaraha Degmooyinka Gobolka Banaadir oo shalay si rasmi u furmay

Tartanka Ciyaaraha degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa shalay si rasmi ah waxaa uu uga furmay garoonka kubadda cagta ee Stadium Conis ee degmada C/casiis.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS