Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Faah faahin ayaa ka soo baxaya Qarax Gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Wadada Maka Al-Mukarama.Dagaalo culus oo u dhaxeeya Al-Shabaab iyo AMISOM ayaa saaka ka dhacay deegaano u dhow degmada Buulo Mareer ee Gobolka Shabeellaha Hoose iyo warar kale iyo Barnaamijka Nasiinadda Axada Sagal Radio

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS