4 entries

Articles Published on July 29, 2017

Agaasime Koofi “Baasaboorka Soomaaliga wuxuu gaaray in dunida oo dhan laga aqoonsado”

 Agaasimaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed G/sare Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabihii u qabsoomay tan iyo markii uu xilka la wareegay sanad ka hor.

Guddiga doorashada oo soo saaray illaa 7 qaab oo ay u dhici karto doorashada 2021 (Akhriso)

Guddiga madaxabannaan ee doorashada qaranka ayaa todobaadkan soo saaray illaa 7 qaab ama hab oo doorashooyinka caalamka u dhacaan, kaas oo midkood la doonayo in laga hirgeliyo Soomaaliya sanadka 2021-ka.

Al-Shabaab oo afduubatay Gaari loogu ololeynayay Xisbiga Madaxweyne Uhuru Kenyatta

Gaari ay la socdeen Koox ka mid aheyd Guddiga ololaha doorashada Xisbiga Jubilee ee Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa lagu qafaashay magaalada Mandhera ee Gobolka waqooyi bari Kenya.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS