3 entries

Articles Published on July 27, 2017

Guddoomiye Taabid “Qofkii qashin raba inuu meeshaan ku daadiyo wuxuu noola mid yahay Shabaab”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa sheegay in cidii lagu arko, iyagoo qashin ku daadinaya goobaha aan munaasibka aheyn inay tallaabo sharci ah ka qaadayaan. 

Dadweyne careysan oo dibad bax rabshado wata ka dhigay Wadada Maka Al-Mukarama (Sawirro)

 Banaan bax rabshado watay oo looga soo horjeedo shaqaaqadii shalay ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa xilligan ka socda qeybo ka mid ah Wadada Maka Al-mukarama,  iyadoo dadweyne careysan ay dhagxaan ku jareen wadada, ayna gubeen taayaro.

Qaramada Midoobey oo warbixin ka soo saartay duqeyn lagu diley Qaxooti Soomaali ah

Baaritaan ay sameysay qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in xulafada ay hogaamiso Boqortoyada Sacudi Carabiya ay mas’uul ka ahaayeen 42 Soomaali ah oo lagu diley xeebaha dalka Yemen bishii March ee sanadkan.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS