5 entries

Articles Published on July 18, 2017

Xildhibaanada Barlamaanka Puntland oo kalsoonida kala laabtay xukuumadda Madaxweyne Gaas

Balamaanka Puntland oo maanta kalfadhi loo  dhan-yahay ku yeeshay magaalada Garowe ayaa kalsoonidii kala laabtay xukuumad-da uu hogaamiyo madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ,taasi oo shaqaynaysay dhowrkii sano ee la soo dhaafay.

Madaxweynaha Puntland oo aqbalay go’aankii Baarlamaanka ku riday Golihiisa Wasiirada

Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay Madaxtooyada Garowe ayaa aqbalay go’aankii Baarlamaanka Puntland uu codka kalsoonida kala laabtay Golihiisa Wasiirada.

Al-Shabaab oo weeraray xero boolis oo ku taal Gobolka Lamu

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa saaka aroortii hore weerar xooggan ku qaaday xero boolis oo ku taal Gobolka Lamu ee dalka Kenya.

Diyaarad dagaal oo dad shacab ku duqeeyay duleedka Kismaayo

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeyn xalay ka dhacday duleedka magaalada Kismaayo, kaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac dad rayid soo gaaray.

Interview with Jeff Taylor, executive director of Oakhurst Medical Centers

Jeff Taylor, executive director of Oakhurst Medical Centers, discusses primary and specialty care services offered through a sliding pay scale at the six (and soon to be seven) DeKalb and Fulton community locations. Find out more at http://oakmed.org/locations/
Interview with Jeff Taylor, executive director of Oakhurst Medical Centers
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS