5 entries

Articles Published on July 10, 2017

Shirkii Golaha Amniga Qaranka oo la soo gaba gabeeyay iyo war murtiyeed laga soo saarayo

Shirka Golaha Amniga Qaranka ee maalmahan ka socday xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa goor dhow la soo gaba gabeeyay, iyadoo lagu wado in la soo saaro saacadaha soo socda war murtiyeed. 

Sarkaal ka tirsan Ciidamada Canshuuraha oo saaka lagu dilay Muqdisho

 Kooxo Hubeysan oo mooto saarnaa ayaa saaka degmada Hodan ku dilay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Canshuuraha Munishiibiyada ee dowladda Hoose oo l, iyadoo dilkii labaad oo 24-saac gudahood loogu geysto magaalada Muqdisho.

Puntland: Waxan Dilnay 18 al-Shabaab ah

Saraakiisha dowlad gobolleedka Puntland ayaa sheegay in howlgal socday mudo afar cisho ah ku dileen 18 ka tirsan dagaalamayasha Al-shabaab oo fariisimo ku lahaa Buuraha Galgala ee gobolka Bari.

Meelo Ka Mid ah Soomaaliya oo Shilin Soomaali Aanu Ka Shaqeyn

Tani waa dhibaato weyn oo soo food saartay dadka danyarta ah kaddib markii qeybo ka mid ah gobollada dhexe Doollar-ku noqday lacagta kaliya ee wax lagu kala iibsado.

Maqnaashiyaha Internetka Soomaaliya oo Khasaare $10 Milyan ah Maalinkii Geliya Dalka

Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in khasaare lixaad leh uu ka dhashay maqnaanshaha Internet-ka Soomaaliya.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS