4 entries

Articles Published on July 6, 2017

Warkii ugu Dambeeyay Shirkii Ammaanka Qaranka Soomaaliya

Caqabad cusub ayaa ka soo if baxday shirka Golaha Amniga Qaranka oo maalintii labaad ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo shirkan oo lagu waday in maanta la soo gaba gabeeyay uu dib ugu dhacay kala aragti duwanaan ka dhashay qodobada qaar ee laga doodayay..

Madaxweyne Siilaanyo oo Sheegay In uu Caafimaad Qabo

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa sheegay in xaaladiisa caafimaad ay wanaagsan tahay, kaddib markii shaki la geliyay caafimaadkiisa, ayna soo baxeen warar sheegaya inuu ku xanuunsanayo dalka Imaaraadka Carabta.

Dowladda Soomaaliya oo La Wareegeysay Maamulka Hawada Soomaaliya

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay talaabo muhiim ah  horay ugu qaaday sidii  loo soo wareejin lahaa maamulka hawada kaddib markii maanta ay la soo wareegtay Raadeer  cusub oo qeyb ka noqon doona mamaulka iyo gacan ku haynta hawada dalka oo in ka badan 20 sano laga maamulayey dalka Kenya.

Awel Ali and Firdows Awel father and daughter originally from Ethiopia, discuss the struggles and successes of starting a new life in the U.S.

Awel Ali and Firdows Awel father and daughter originally from Ethiopia, discuss the struggles and successes of starting a new life in the U.S.
audio
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS