4 entries

Articles Published on June 22, 2017

Somaliland oo ku baaqday in dib loo bilaabo wada hadaladii ay la lahaayeen dowladda Somalia

 Maamulka Somaliland ayaa ku baaqay in dib loo bilaabo wada hadaladii ay la lahaayeen dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, kaddib marki wada hadaladan ay istaageen sanad ka hor.

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Gaalkacyo u tagay xoojinta heshiiska Puntland iyo Galmudug

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa shalay gelinkii dambe gaaray magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, kaddib markii maalin ka hor magaalada ay heshiis ku kala saxiixdeen maamulada Puntland iyo Galmudug.

Amiirada la isku bedelay Boqortoyada Sacudi Carabiya oo kulmay

Wararka kaimanaya Boqortoyada Sacudi Carabiya ayaa sheegaya in dhaxal-sugaha cusub ee la magacaabay ee Sacuudi Carabiya, Mohammed Bin Salman uu la kulmay ninka uu sida lama filaanka ah u badalay ahna ina-adeerkii Mohammed bin Nayef.

Masjidkii ugu weynaa magalaada Mosul ee al-Nuri oo la qarxiyay

Masjidka ugu weyn ee magaalada Mosul ee al-Nuri kaasoo ku caan ahaa minaarad qalloocan ayaa la qarxiyay sida ay sheegeen ciidamada dalka Ciraq iyagoo ku eedeeyay ururka IS, halka uu ururka IS ku eedeeyay burburka masjidka inuu ka dhashay duqeyn ciidamada cirka Maraykanka geysteen.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS