4 entries

Articles Published on June 20, 2017

Faah Faahin Qaraxa Wadajir: In ka badan 16 ruux oo ku geeriyootay (Sawirro)

Ku dhawaad 20 ruux ayaa ku geeriyootay qarax ismiidaamin ahaa oo goor dhow ka dhacay gudaha xarunta degmada Wadajir, iyadoo gebi dhaan dhismaha xarunta degmada ay duntay.

Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilkii ka qaaday Wasiirkii Maaliyada ee Maamulkaasi.

Cali Cabdullahi Cosoble oo ah Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta shaaciyay in uu xilkii ka qaaday Wasiirka Maaliyadda Maamulka Hirshabeelle Maxamed Maxamuud Cabdulle.

Kumanaan geel ah oo laga tarxiilay Sacudi Carabiya oo ku xayiran xadka dalka Qadar

Kumanaan geel ah oo ay lahaayeen xoolo dhaqato u dhalatay dalka Qadar ayaa  laga tarxiilay Boqortoyada Sacudi Carabiya waxaana la sheegay inay ku xayiran yihiin xadka kala qeybiya labada dal ee Sacudi Carabiya iyo Qadar.

Interviews with Dr. Alawode Oladele, better known as Dr. O, from the DeKalb County Board of Health about Tuberculosis symptoms and diagnosis.

Today Erica Hensley interviews Dr. Alawode Oladele, better known as Dr. O, from the DeKalb County Board of Health about Tuberculosis symptoms and diagnosis. This interview was supported by the Georgia Department of Public Health, office of Health Protection and Emergency Preparedness and Response.
audio
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS