5 entries

Articles Published on June 13, 2017

Dowlada Ethiopia oo ku baaqday in xal laga gaaro khilaafka wadamada Khaliijka

Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Dessalegn ayaa sheegay in uu taageerayo in xal laga gaaro khilaafka ka dhex jira wadamada Khaliijka.

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kula kulmay Addis Ababa Desalegn iyo Cumar Al-Bashir(Sawiro)

Ra’iisul wasaaraha dowlada federalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kula kulmay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ra’iisal Wasaaraha wadanka Ethiopia Hailemariam Desalegn Boshe iyo Madaxweynaha  dalka Sudan Cumar Xasan Al-Bashir.

Khilaafka Qatar iyo Isbaheysiga Sacuudiga, Dowladda Soomaaliya oo isku khilaafsan go’aanka (Warbixin)

Todobaad ayaa ka soo wareegay markii dalalka uu Sacuudiga hoggaamiyo (Imaaraadka, Baxreyn, Masar iyo kuwa kale) ay xiriirka u jareen dalka, wax cunaqabateyn u egna ay saareen dalka yar ee carbeed ee Qatar, labada dhinacba waxa ay raadiyeen isbaheysiyo.

Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in ay wax ka qabanayso tahriibka

 Qoraal ka soo baxay Wasaarada Warfaafinta dowlada Fedrealka Soomaaliya ayaa lagu shegay in dowlada ay ka go’antahay wax u qabashada muwaadiniinta Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan.

Wasiir ku-xigeenka Shaqada & arimaha bulshada oo sheegay in si qalad ah loo tarjumay hadal uu jeediyay

Ku-simaha Wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada ee xukuumadda Soomaaliya, ahna wasiir ku-xigeenka Wasaaraddaas C/casiis Saalax Carmaan ayaa beeniyay in uu sheegay in ra'iisal wasaaraha uu la wareegay howlihii ama shaqadii wasaaradda.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS