3 entries

Articles Published on June 8, 2017

Madaxweynaha oo garoonka diyaaradaha kaga guddoomay waraaqaha aqoonsiga Safiirka Canada

 Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalin ka hor waxaa uu garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho waraaqaha aqoonsiga kaga guddoomay Safiirka cusub ee Canada u qaabilsan Soomaaliya oo aan degenaansho ku yeelan doonin Muqdisho. 

Soomaaliya oo soo dhoweysay go’aanka Golaha Wasiirada India ee is weydaarsiga maxaabiista

 Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysey go’aanka golaha wasiirada India oo ay ku ansixiyeen Heshiiskii Soomaaliya iyo India ee ku saabsanaa is-weydaarsiga maxaabiista.

Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhig Ciidamada Puntland ku leeyihiin Gobolka Bari

 Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday saldhig Ciidamada Daraawiishta Puntland ku leeyihiin deegaanka Af-urur ee Gobolka Bari.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS