3 entries

Articles Published on June 7, 2017

Dowladda Federaalka oo mowqif cad ka istaagtay khilaafka dowladaha Carabta (War saxaafadeed)

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka xun tahay, kana walaacsan tahay khilaafka diblomaasiyadeed ee soo kala dhex galay dowladaha Carabta 

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo u ambabaxay Sacuudiga

Illaa Lix Wasiiro ah oo ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhow u ambabaxay dalka Sacuudiga, saacad kaddib markii dowladda Federaalka ay mowqif ka qaadatay khilaafka diblomaasiyadeed ee dalalka Khaliijka.

Ra’iisul Wasaaraha oo Shir Guddoomiyey Kulan looga hadlayay Fulinta Qodobadii ka soo baxay shirkii London”Sawiro”

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa shir guddoomiyey kulan muhiim ah oo looga hadlayay fulinta qodobadii ka soo baxay shirkii London, gaar ahaan qeybta amniga iyo sidii wadajir looga shaqeyn lahaa taabagelinta heshiiska. Qodobada muhiimka ah ee shir diiradda lagu saaray waxaa kamid ah dib-u-dhiska Ciidamada Qaranka oo qeyb ka ahaa qodobka ugu muhiimsanaa  ee shirkan London looga hadlay,  kaas oo  horey dawlada dhexe iyo maamulada Federaalka ku heshiiyeen qaabkii dib u dhiska loogu sameyn lahaa ciidanka Qaranka, 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS