3 entries

Articles Published on June 4, 2017

Mareykanka oo Taliye cusub usoo Magacaabay Howlgalka ay ka wadaan Soomaaliya.

Kulan ay maanta ku yeesheen Magaalada Amaan duulaha Ciidamada Mareykanka ee Geeska Africa iyo ku xigeynkiisa  ayaa Magacaabay Taliyaha Gaarka ah ee Ciidamada Mareykanka ee Howlgalka ka wada Soomaaliya.

Sawiro dheeraad ah Socdaalka Madaxweynaha Galmudug ee Caabudwaaq

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele (Xaaf ) ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Cabudwaaq ee waqooyiga gobolka galgaduud

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS