4 entries

Articles Published on May 27, 2017

Daawo: Fariinta Madaxweynaha ee bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa u diray shacabka Soomaaliyeed hambalyo ku aadan bilshada bisha barakeysan ee Ramadaan. 

Maareeyaha Hey’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Soomaaliya oo gaaray Talyaaniga

 Maareeyaha Hay’adda Duullista iyo Saadaasha Hawada Soomaaliyeed (SCAMA) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo u joogo dalka Talyaaniga ayaa kullamo la qaatay madaxda Hay’adda Duulista iyo saadaasha Hawada wadanka Talyaaniga.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

  Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Diyaaradda Turkish Airlines oo maalintii 3aad ku degi la’ garoonka diyaaradaha Muqdisho

Diyaaradda Turkish Airlines ayaa maalintii saddexaad ku degi la’ garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyadoo tan iyo khamiistii ay dhowr jeer ku fashilantay inay caadi ugu soo degto garoonka, sababo dhanka hawada iyo dabeylo jira awgood.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS