5 entries

Articles Published on May 13, 2017

Wararkii ugu dambeeyay Safiiro la magacaabi lahaa oo la hakiyay

 Iyadoo labadii maalmood ee la soo dhaafay si weyn u soo baxayeen warar sheegayay Safiiro dowladda Soomaaliya u magacaabi laheyd dalal dhowr ah, ayaa qaarkood la sheegay in loo hakiyay maqnaanshaha Madaxweynaha Soomaaliya.

Loolan adag oo ka dhex taagan Agaasimaha Madaxtooyada iyo kuxigeenkiisa

Loolanka dhinaca awooda ee u dhaxeeya Agaasimaha Madaxtooyada Abuukar Baalle iyo Agaasime kuxigeenka C/risaaq Shoole ayaa sii xoogeystay, iyadoo arrintan ay Madaxtooyada ka dhex dhalisay xaalad jahwareer ah

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayay oo saaka dib ugu soo laabtay Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii ay magaalada London kaga qeyb galeen shir looga hadlayay arrimaha Soomaaliya.

Mareykanka oo ka hadlay dib u celinta Muwaadiniin u kala dhalatay Soomaali iyo Kenyan

Qoraal ka soo baxay Waaxda Fulinta arrimaha socdaalka iyo Kastamada ee ICE ayaa lagu xaqiijiyey celinta Muwaadiniin u kala dhalatay Soomaaliya iyo Kenya, kuwaas oo laga kala dejiyey Nairobi iyo Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

  Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS