4 entries

Articles Published on May 8, 2017

Madaxda dowladda oo ka qeyb galay xaflad lagu soo xirayay Kalfadhiga 1aad ee Aqalka Sare

Madaxda dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad lagu soo xirayay Kalfadhiga 1aad ee Golaha Aqalka sare. 

Wafdi horu-dhac ah oo dowladda Federaalka u dirtay shirka London

 Iyadoo 11-ka bishan lagu wado in magaalada London uu ka furmo shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo ay ka qeyb galayaan in ka badan 40 dowladood iyo ururo caalami ah ayaa wafdigii u horeeyay dowladda Federaalka u dirtay.

Somaliland oo walaac ka muujisay in la qaado cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya

 Maamulka Somaliland ayaa walaac ka muujiyay in la qaado cunaqabateynta Hubka ee saaran Soomaaliya, iyadoo cadeysay in aanay ka qeyb galeyn shirka London ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya.

Emmanuel Macron oo loo doortay Madaxweynaha Faransiiska

Natiijada doorashada maanta ay u dareereen shacabka dalka Faransiiska ayaa noqotay in Macron uu noqday Madaxweynaha dalka Faransiiska.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS