Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

 

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Ugu yaraan 6 qof oo rayid ah ayaa ku dhaawacmay Qarax miino oo ka dhacay maqaayad laga cunteeyo oo ku taalla Degmadda Qoryooley ee Gobolka Shabellaha Hoose iyo warar kale iyo Barnaamijka Dhacdoyinka Sagal Radio.

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS