Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Dadka degaanka iyo mas’uuliyiin kale ayaa sheegay in in kabadan 100 dagaalamayaal ka tirsan Al-shabab oo ay ku jiraan 20-hogaamiye la rumaysan yahay in lagu dilay Koonfurta Soomaaliya duqeyn ay diyaradaha dagaalka Mareykanka subaxnimadii Sabti ka fuliyeen Gobolka Gedo iyo Barnaamijka Sagal iyo warar kale.

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS